C/rashiid Janan oo deg deg uga soo baxay Kenya, ka dib hadalkii amnesty, kana degay Gedo

Sida ay sheegayaan Wararka aanu ka heleyno Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo Waxaa Goordhow halkaas gaaray Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka dib markii uu ka baxsaday xabsi uu ugu jiray DF oo Muqdisho ku yaalla. C/rashiid Janan oo ay … Continue reading C/rashiid Janan oo deg deg uga soo baxay Kenya, ka dib hadalkii amnesty, kana degay Gedo